Shirka Somalia iyo Somaliland ee Turkiga

Waxa maanta, maalintiisii labaad galey wadahadal magaalada Istabul ee dalka Turkiga shaley uga biloowdey wufuud kala mataleysa Somalia iyo Somaliland.

Waxaa wadahadaladani ay waddada u sii xaadhayaan wada-xaajood culus oo barito magaalda Anakara uga furmi doona madexweynaha Somalia, Xasan Sheikh Maxamud iyo Madexweynaha Somaliland, Axmed Maxamed (Siilaanyo).

Warka oo dhan halkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warka Shirka Turkiga