Mark Simons oo ka Hadlay Shirka London

Wasiirka Arrimaha Africa ee Britain, Mark Simons oo wareysi siiyey VOA ayaa sheegay in uu ka xun yahay in Somaliland ay ka baaqato shirka bisha May.

Wasiirku waxa kale oo uu ka hadlay taageerada Somalia iyo ciidamada AMISOM sidii ururka Alshabab looga adkaan lahaa.

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Mark Simons