Ammuuraha Islaamka: Muslimiinta Britain oo la Bartilmaameedsaday

Barnaamijka Ammuuraha Islaamka waxaad todobaadkan ku maqli doontaan Muslimiinta ku nool dalka Britain oo la bartilmaameedsaday ka dib markii bishii hore ee May nin muslim ah uu dalkaas ku dilay Askari British ah.

Muslimiinta Britain ayaa cabsida ugu wayni waxa ay ka soo foodsaartaa urur dalkaas ka jira oo lagu magacaabo English Defence League, ururkan ayaa lagu sheegaa mid ay ku fog yihiin neceybka ka dhanka ah dadka muslimiinta.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Ammuuraha Islaamka