Faaqidaadda: Qaraxyada Al-Shabaab ee Muqdisho

Weerarkii Xarunta UNDP - Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu ku saabsan yahay sababaha soo celceliya qaraxyada iyo weerarada ay kooxda Al-shabaab ka fuliso Muqdisho, iyo sugnaan la'aanta ka muuqata ammaanka magaalada, ka dib 2 sano oo ay dowladdu gacanta ku heysay magaalada.

Barnaamijka Faaqidaadda oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka