Qurbe: Soomaalida Holland iyo Caqabadaha Sharciga

Barnaamijka Qurbe waxa aynu todobaadkan ku soo eegeynaa nolosha qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland oo ay heystaan caqabado dhanka sharciga ah, iyadoo dadkaasi loo diiday in loo aqoonsan qaxootinimo.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Qurbe