Dagaal Dhex Maray Ciidamada Dowladda iyo Alshabab

Iska hortimaad ayaa saaka ka dhacay deganaka Garasweyne ee 40km dhinaca Waqooyi Galbeed ka xiga magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool. Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in ciidamada dawladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen saldhig ay halkaasi ku lahaayeen maleeshiyaadka Al-Shabab.

Faahfaahinta ku saabsan dagaalkaasi halkan hoose ka dhageyso;

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warka Dagaalka Bakool