Somaliland oo ka Hadashay Shirkado Baxay

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay ka hadashey go’aan dhowaan shirkad hawlo sahamin shidaal waddey ay u joojisey shaqadeedii iyo shirkadda diyaaradaha Ethiopia, (Ethiopian Airlines) oo iyaduna hakisay duulimaadyadeedii ay Somaliland ku tegi jirtay.
Xubno ka tirsan golaha wasiirada Somaliland ayaa wadahadalo arrimahaas la xiriirta u kala joogay Britain iyo Ethiopia.

Magaalada Hargeysa waxaa warbixintan ka soo direy weriyaha VOA Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirkadaha ka baxay Somaliland