Martida:Xoghaye Cabdi Qani Saciid Carab

Barnaamijka Martida waxaan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa xog wareysi aan arimaha Cayaaraha kala yeelanay Xoghayaha Guud ee Xiriirka Somaliyeed ee Kubadda Cagta, Cabdi Qani Saciid Carab.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida Makaroofanka