Ciidanka Booliiska Somaliland oo 20 jirsaday

Xaflad lagu qabtay magaalada Hargeysa oo lagu maamuusayey 20 sano guurada ka soo wareegtay markii la dhisay ciidanka Somaliland ayaa lagu soo bandhigay tirada dambiyada oo sanadkii ka dhacay magaalada Hargeysa.

Warbixin arrinaas ka hadlaysa hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidanka Booliiska Somaliland