Barnaamijka Cawayska Washington waxaa todobaadkan marti u ah fannaanka Shay Mire Dacar. oo aan idin kaga heyno qeyb kale oo ka mid ah wareysi aan kala yeelanay fankiisa.
Sidoo kale waxaad ku maqli doontaan sheekooyin xiisa badan.
Fadlan Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee bogga.