DFS: Duufaanta Puntland waa Musiibo Qaran

Dawaldda Federalka ee Somalia ayaa ku dhawaaqday inay musiibo qaran tahay dhibtii ka dhalatay duufaankii ku dhuftay deegaano ka tiran Puntland. Dawladda ayaa ku yaboohday 1 milyan oo dollar oo lagu taageerayo dadkii ku waxyeeloobay.

Kulan ay yeesheen golaha wasiirrada ee Somalia ayaa go'aankan lagu gaaray. Warbixin arrintaas ka hadlaysa, waxa Muqdisho inooga soo dirtay wariyeheena Saynab Abukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Duufaanka Puntland