Baarlamanka oo ka Doodaya Mooshinka

  • Xasn-kaafi Qoyste
Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan ay uga doodayaan mooshinka ka dhanka ah RW soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay ilaa 248 xildhibaan, waxaana loo qeybiyay xildhibaannadaasi mooshinka ka dhanka ah RW oo ayku saxiixan yihiin 168 xildhibaan. Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari oo kulankan guddoominayay ayaa ku dhawaaqay in maalinta berrito ah dib loo dhigay doodda ku saabsan mooshinka kalsoonida loogala noqonayo RW Saacid. Xasan Kaafi Qosyte ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho. halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Baarlamanka