Kulanka Qowmiyadaha Ethiopia oo Jigjiga ka Furmay

Raiisul Wasaaraha Ethiopia Haile Mariam Desalegn ayaa maanta xarigga ka jarey munaasabada qowmiyadaha dalka Ethiopia oo sannadkan lagu qabtey magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Munaasabadaasi ayaa qowmiyadaha ka qeybgalaya waxay ku soo bandhigeen ciyaarahooda hiddaha iyo dhaqanka iyo waxyaabo kale.

Madax caalami ah iyo danjireyaasha dalalka dibedda u fadhiya Ethiopia ayaa iyaguna ka qeybgaley munaasabadan.

Warbixin uu Magaalada Jigjiga nooga soo diray Wariyeheena Maxamed Faarax Shire halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Munaasabadda Jigjiga