Nelson Mandela oo Lagu Aasay Qunu

Madaxweynihii ugu horeeyay ee Koonfur Africa ee Madow ah, isla markaana ahaa hogaamiyihii dhaq dhaqaaqii la soo dagaalamay midab takoorka, ayaa lagu aasay tuulada uu ka soo jeedo ee ku dhow Qunu, ee gobolka Eastern Cape.

Dhowr kun oo qof oo isugu jiray xubno ka tirsan qoska iyo ehelada Mandela, iyo asxaabtiisii ay isugu dhawaayeen ayaa ka qeyb qalay munaasabadii aaska.

Warbixin iyo falanqeyn ku saabsan aaska Mandela halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta iyo Falanqeynta Aaska Mandela