MN: Meydka Hal Qof oo laga Helay Dhismihii Gubtay

Dab weyn oo toddobaadkan ka kacay dhisme ku yaalla magaalada Minneapolis ee gobolka MN ayaa lagu soo waramayaa in hal qof oo meyd ah laga soo saaray qeybihii gubtay ee dhismaha. Wararka ayaa sheegaya in illaa hadda qof la la’ yahay. Mustqabalka dhimsaha ayaan wali la ogeyn sida uu ku dambeynayo.

Warbixin arrintaas ku saabsna waxa inoo haya Ibrahim Xasan Danduray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dabkii Minneapolis