Martida:Sheekh Aaden Madoobe.

Barnaamijka Martida Makrafoonka todobaadkan waxaa marti noogu ah Sheekh Aaden Maxamed Nuur Aaden Madoobe gudoomiyihii hore ee baarlamaanka haatana ka tirsan xildhibaanada barlamaanka Somalia.

Aaden Madoobe waxuu ka hadlayaa qorshaha maamul usameynta gobolada Koonfur Galbeed ee haatan ka socda magaalada Baydhaba.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhagayso Barnaamijka Martida