Muranka Golaha Wakiilada Somaliland

Fadhi ay maanta yeesheen Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa hadheeyey qalalaase iyo is-marin-waa, kadib markii mudanayaasha muxaafidka ahi ay keeneen sadex mooshin oo mid ka mid ah hoos loogu dhigayo tirada lagu ridi karo gudoomiyaha.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo markii dambe mudanayasha ku war galiyay in uu xidhan yahay fadhigaasi ayaa waxa dhashay buuq keenay muran xoogan oo ay iskaga soo hor jeedaan mudanayasha gudoomiyaha taageersan iyo kuwa ka soo hor jeeda.

Wariyaha VOA ee Hargeisa Cabdixakim Maxamuud Shirwac oo fadhigan ka qayb galay ayaa warbixintan ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Muranka Golaha Wakiilada