Faaqidaadda Toddobaadka: Hanaanka Federaaliga

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaakan waxan kaga hadlaynaa sida Federaalka ama awoodda oo gobolada loo dhaadhiciyey ay uga shaqeyn karto Somalia, maaddaama illaa iyo hadda la isla fahmi la'yahay waddadii la qaadi lahaa.

Barnaamijka Toddobaadkan waxa inala socodsiinaya wariye Haaruun Macruuf.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Federaalka Somalia