Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #211

Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay maansooyinka "digashada" ee ay suugaanyahanadii hore tirin jireen markii qof ama koox ay col yihiin ay dhibaato ku habsato.

Barnaamijka waxa inala socodsiinaya Axmed Faarax Cali (Idaajaa)

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha: #211