Sanadguuradii 23aad ee Goosashada Somaliland

Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan Somaliland waxa maanta looga dabaaldegay sanadguurada 23aad ee markii ay sheegtay inay dib uga noqotay midowgii ay la gashay jamhuuriyadda Somalia.

Xafladda waxa lagu soo bandhigay waxyaabo kala duwan, waxana khudbado ka jeediyey madaxda Somaliland oo ugu horeeyey madaxweyne Axmed Maxamed (Siilaanyo).

Warbixin dhameystiran hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dabbaaldegga Somaliland