Wicitaanka: Cabdillaahi M. Daahir (Cukuse)

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti ku ahaa Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ka jawaabaya su'aalo la xiriira gooni isu-taagga Somaliland.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka: Cabdillaahi M. Daahir (Cukuse)