Cawayska Washington: Fanaanka Al-Khaliiji

Barnaamijka Cawayska Washington.

Barnaamijka Cawayska Washington ee todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qaybtii koowaad ee waraysiga Fanaanka Caanka ah Cabdijibaar Xaaji Cali (Al-Khaliiji) iyo sheekadii taxanaha ahayd ee Adeegto, iyo waliba qodobo kale oo xiiso badsan.

Halkan ka dhegayso Barnaamijka oo dhan:

Your browser doesn’t support HTML5

CAWAYSKA CAAWA