Buulobarde: Cunto yaraan iyo Biyo La'aan.

Masuuliyiinta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in cunto yaraan iyo biyo la aan baahsani ay soo foodsaareen deegaano ka tirsan gobolada dhexe ee Somalia halkaasi oo xaalad bini Aademinimo oo halis ahi ka jirto wariyaha VOA da Xuseen Xasan Dhaqane ayaa faah faahinta warkaasi nooga soo diray magaalada Baladweyne

Your browser doesn’t support HTML5

Hiiraan