Dr. Beyle: Maalgashigu Waqti buu Qaadanayaa

Wasiirka Arrimaha Dibedda C/raxmaan Beyle

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia ayaa sheegay in Somalia ay ka shaqeynayso sidii ay u abuuri lahayd jawi ku habboon maalgashiga, hase yeeshee ay jiraan waxybaabo badan oo ka horeeya oo uu amnigu ugu horeeyo.

Wasiirku waxa kale oo uu ka hadlay musuqmaasuqa mar walba lagu sheego hogaanka Soomaalida oo uu sheegay in wax badan oo eedahaas ka mid ah ayna waxba ka jirin, haddii ay jirtana ay ka imanayso awoodda hanaanka maaliyadda oo yar.

Wareysiga hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Dr. Beyle