Madaxweynaha Somalia oo Masar ku Sugan

Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Masar oo kulamo kula qaadanayo madaxda Masaarida iyo kuwa Jaamacadda Carabta.

Ujeedada ugu weyn ee booqashada Madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu Masaarida kala hadlo soo celinta xiriirka xoogga badnaa ee Somalia iyo Masar u dhexeeyey, iyo in Xoghayaha Jaamacadda Carabta uu kala hadlo lacago uu ururku u ballan qaaday Somalia.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Madaxweyne Xasan iyo Masar