Dimasho iyo Daawac ka Dhacay Ceelaha Biyaha

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay shil baabuur oo ka dhacay waddada isku xidha magaalooyinka Muqdishu iyo Afgooye. Shilkan ayaa ka dhashay markii ay isku dhaceen babauur bas ah oo kuwa rakaabka ah iyo baabuur isjiid ah. Dadkii ugu horeeyey ee taga goobta uu ka dhacay shilka baabuur waxaa ka mid ahayd Dr Aamina Aadan Maxamed oo ka hawlgasha Cisbitaalka Xaawa Cabdi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta shilka