Madaxweynaa Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Cadaado uga furay shirka maamul-u-sameynta gobollada dhexee ee Soomaaliya oo dhowr jeer dib u dhacay. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ergoyinka ka qeybala shirka ugu baaqay inay soo dhistaan maamul ay wada leeyihiin. Maxamed CAbdi Sandheere ayaa haddaba furitaanka shirkan ka wareystay, C/laahi Baarleex oo madaxweyne u ah maamulka Ximin iyo Xeeb.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso shirka ka furmay Cadaado