Your browser doesn’t support HTML5
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadku waxa uu ku saabsanyahay muranka ka dhashay muddo-kordhinta ay guurtida Somaliland u samaysay Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumaddiisa.
Barnaamijka waxaa ka qayb galaya, Wasiirka Warfaafinta Cabdillaahi Cukuse, Guddoomiyaha Xisibga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Dr Siciid Sheekh oo ah aqoonyahan ku sugan Canada.