Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Bisha Ramadan

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Sheekh Cabdiraxmaan Shariif, Imaamka Masjidka Daarul Hijrah, gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Sidoo kale, waxaad maqli doontaan warbixino kala duwan oo ka yimid Muqdisho, Boosaaso, iyo Dhadhaab.

Barnaamijka waxa soo diyaariyey, soona jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga