Madaxweynaha oo La Hadlay Baarlamaanka

Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaliya ayaa maanta tegey kulankii Baarlamanka isagoo halkaas kula hadley xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ka hadley arrimo ay ka mid yihiin Dhaqaale la’aanta heysata dowlada iyo hiigsiga 2016ka.

Warbixin arrintaas ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Madaxweynaha oo la hadlay Baarlamaanka Federaalka ah