Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada Ku-noqoshada Dugsiyada

Barnaamijka Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Dhallinyarada iyo marka fasaxu dhamaado ee iskuulada lagu noqonayo, waxaana marti noogu ah Jibriil Maxamed oo bare ka ah Jaamacadda Oiho State Univeristy.

Barnaamijka oo ay inoo soo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga