R/W Sharma'arke oo Booqday Kismaayo

Booqashada Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharma'arke ayaa sheegay in dawladda iyo Maamul Goboleedka Jubbaland ay ku heshiiyeen in la xalliyo cabshooyinka ka taagan dhismaha baarlamaanka maamulkaasi iyo sida loo qaybsaday. Ra’iisul Wasaaraha ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Kismaayo oo uu manata booqasho ku tagay.

Warbixin arrintaasi ku saabsan ka dhageyso xagga hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

WARBIXINTA KISMAYO