Waa qeybta 3aad ee barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka, toddobaadkanna waxaa ku maqli doontaan Sheeko Sugaaneeddii Taxanaha ahayd oo toddobaadkan meel xiisa leh maraysa iyo Qodobo kale.
Wiil yar oo ku nool magaalada Buuhoodle oo sameeyey Diyaarad, Gaadhi iyo marawaxad caagad ka samaysan, iyo weliba Magaalada Borama oo uu ku nool yahay nin dib u hagaajiya laambadaha gubtay.
Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya barnaamijkan
Your browser doesn’t support HTML5