Khudbadda Madaxweynaha ee Shirka Dhalinyarada

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inaanu doonayn in muddo kordhin loo sameeyo marka ay muddadu ka dhamaato,hadalkan ayuu ka sheegay shirka Aayaha Dhalinyarada oo muddo saddex cisho ah kasocdey magaalada Muqdisho oo shalay lasoo gaba-gabayey.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray wariyaha VOA ee Mogadisho Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Khudbadda Madaxweyne Xasan Sheekh