Wicitaanka: Maxamed Cabdullahi Xassan Nuux

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha Todobaadkan wuxuu ku saabsanyahay doorka ay dowladda Somalia ka qaadan karto tayeynta dhalinyarada si ey uga qeyb qaataan dib dhiska dalka iyo soo celinta nabadda.

Waxaa barmaamijka marti ku ah Maxamed Cabdullahi Xassan Nuux, wasirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Somalia.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso :

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha