Barnaamijka wicitaanka dhageystaha waxaanu ku eegeynaa arrimaha Soomaaliya iyo sanadka soo socda ee 2016ka. Waxaa barnaamijka marti ku ah Wasiir arrimaha Gudaha ee dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Odowaa. Inta uu barnaamijka socdana waxaa su'aalo ku weydiin doona qaar ka mid ah dhageystayaasheenna oo meelo kala duwan oo dunida ah jooga.
Your browser doesn’t support HTML5