Qeybtan waxa ay ku saabsan tahay tilmaamaha lagu xusho xaaska, iyo tilmaamaha iyo dabeecadaha ay reer miyigii hore ka fogaan jireen.
Qeybta 299-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa ay ku saabsan tahay tilmaamaha lagu xusho xaaska, iyo tilmaamaha iyo dabeecadaha ay reer miyigii hore ka fogaan jireen haweeneydii lagu sheego.
Barnaamijka, waxaa soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa ee dhageysi wanaagsan.
Your browser doesn’t support HTML5