Dr. Ducaaled Shahiid oo ku Dhintay Weerarki Hotelka

Dr. Ducaale Shahiid oo ku dhintay weerarkii Hotel Naasa Hablood

Dr. Ducaale Shahiid oo ku dhintay weerarkii Hotel Naasa Hablood

Dadka ku dhintay weerarkii Hotel Naasa-Hablood waxaa ka mid ahaa, Dr. Ducaale Shahiid oo ka tirsanaa dhakhaatiirka Muqdisho. Dr. Ducaale waxaa dhalay Prof. Maxamed Shahiid oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay qaraxii hotel Shaamow ee sannadkii 2009-kii.

Haddaba, dhimashada Dr. Ducaale Shahiid ayaa Caasho Cuud waxay ka wareystay walaalkii Raage Shahiid oo ka mid ah jaamacadda Benaadir ee magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Taariikhdii Dr. Ducaale Shahiid