Shirka Qurbo Joogta oo la soo Geba Gebeeyey

Shirka Qurbo joogta

Shirka Qurbo joogta

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirkii qurbajoogta caalamka ee Soomaalida ah oo looga hadlayey doorka bulshada qurbajoogta ee dib u dhiska waddanka.

Shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah qurbo joogto ku sugan Muqdisho, ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Shirkan ayaa soo xiray Madaxwyenaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle oo ku sugnaa xarunta shirka ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka qurbo joogta oo lasoo geba gebeeyey