Ciidamada Itoobiya ayaa shalay ka baxay magaalada Ceel-Cali ee Gobolka Hiiraan, waana saldhiggii labaad ee isla gobolkaasi ah ee ay ka baxaan dhowaanahan.
Arrintan ayaa khubarada Geeska Afrika ay sheegeen inay la xiriirto culayska dhinaca siyaasadda arrimaha gudaha ee soo fuulay dawladda Itoobiya oo toddobaadkan ku dhowaaqday xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay waddankaasi.
Xuseen Barre Aadan ayaa arrimahan ka waraystay Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo wax ka dhiga Jaamacadda Nairobi.
Your browser doesn’t support HTML5