Faaqidaadda: Abaaraha ka Jira Soomaaliya

Webiga Shabelle oo guray

Meelo badan oo dalka Soomaaliya ka mid ah ayaa waxaa laga soo sheegayaa abaaro darran oo dad iyo duunyaba galaaftay. Abaaraha Soomaaliya ayaa ah kuwo inta badan soo noqnoqda, ayada oo ay ugu wacan yiiin sababo dhowr ah.

Arbacadii, ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa looga dhawaaqay guddi heer qaran ah oo la tacaala abaaraha. Haddaba barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa abaaraha dalka ka jira. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka