Warbixin: Magacaabidda Taliyaasha Ciidamada Waxay Ka Baddali Karto Amniga

Ciidamada

Ciidamada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay ku dhowaaqay dagaal ka dhan kooxda Al-Shabab, isaga oo ciidamadana u magacaabay taliyaal cusub.

Haddaba maxay arrintan ka beddeli kartaa xaaladda amaanka ee Soomaaliya.Warbixin gaar ah waxaa inooga diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Sahra Abdi