Abwaan Cabdi Aadan Xaad, Cabdi Qays oo ka mid ah fannaaniinta iyo abwaanada Soomaaliyeed ayaa laanta afka Soomaaliga ee VOA wareysi uu siiyey kaga hadlay qisooyinka qaar ka mid ah heesihiisa iyo sidii uu fanka ku bilaabay.
Wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed oo dhawaan booqatey magaalada Jabuuti ayuu uga waramay waayiihiisii fanka iyo ruwaayadihii uu curiyay.
Your browser doesn’t support HTML5