WASHINGTON. DC —
Aasiya Cumar oo aheyd hooyo Soomaaliyeed oo dhalinyara ah ayaa Isniinti lagu dilay magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska, kadib marki uu toorreeyay seygeeda oo lagu magacaabo Aden Dahir.
Wariyaha VOA-da ee London , Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa dilkan ka waraystay Ayaan Cabdulaahi Macalin oo ku sugan magaalada Bristol, qaraabo dhowna ay yihiin marxuumad Aasiya Cumariyo odaygeedii Aden Daahir.
Your browser doesn’t support HTML5