Dilalka Haweenka ee Gobolka Banaadir oo Batay

Dilalka haweenka ka shaqeeya gobolka Banadir ayaa ku soo badaneysay waaydan magaalada muqdisho. Dhowr iyo toban haween ah oo xubno ka noqdey maamulka gobolka Banadir ayaa lagu diley meelo kala duwan oo Muqdisho ah.

Haddaba dilalkan maxay sal u yihin? Mase wiiqeysaa waxqabadka haweenka iyo horumarkooda? Waxaa warbixintan gaar ah kasoo diyaariyey wariyaha VOA ee Mqudisho Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Dilalka Haweenka