Sacuudiga oo Is-Hubeynaya

Russia Saudi Arabia

Dowladaha Ruushka iyo Sacuudiga ayaa Khamiistii kala saxiixday heshiis dhinaca hubka ah oo ay Moscow uga iibineyso gantaalada nidaamka difaaca cirka xukuumadda Riyadh.

Arrintan ayaa imaneysa xilli Mareykanka iyo Sacuudiga ay dhawaan kala saxiixdeen heshiis dhinaca hubka ah oo ku kacaya 15 bilyan oo doolar.

Xeel dheerayaasha bariga dhexe ayaa rumeysanin heshiiska dowladaha Ruushka iyo Sacuudiga uu saameyn ku yeelanayo mandiqada Bariga Dhexe.

Warbixintan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Zaxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warbixinta Sahnuuni