Dhageyso Warbixinno iyo Wareysi Dheeraad ah oo ku Saabsan Qarixii Muqdisho

Xildhibanano ka tirsna baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in maydadka 220 qof la geeyey cisbitaalka Madina halka dhaawaca la geeyey cisbitaalkaas uu yahay 71.

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa weerarkaasi ka hadlay. Sidoo kale, Beesha caalamka ayaa cambaareeyay weerarkaasi. Turkigana waxay sheegeen inay si deg deg ah u soo dirayaan dayaarad sidda shixnad caafimaad.

Qeybtan hoose ka dhageyso warbixinno iyo wareysiyo ku saabsan weerarkii darnaa ee shalay Xamar ka dhacay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinno iyo wareysiyo ku saabsan qarixii Muqdisho