Jen. Maxamed Abshir Haamaan oo geeriyooday

Gen. Maxamed Abshir

Alla ha u naxarariistee, waxaa shalay magaalada Minneapolis ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday Jeneraal Maxamed Abshir Muse oo loo yaqaanay Haamaan, kana mid ahaa saraakiishii ugu horreysay ee ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Faah-faahinta geerida jeneraalka, waxaa warbixintaan ka diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta geerida Gen. Hamaan