G.Banaadir oo Mamnuucey Gaadiidka Waaweyn iyo Xad-dhaaf U Raridda

Jidadka Muqdisho

Labo wareegta oo mamnuucaya gaadiidka waaweyn ee xamuulka qaado in ay maraan gudaha magaalada Muqdisho iyo waliba xadka culeyska rarka ee ay qaadi karaan ayaa ka soo baxey xafiiska gudoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed.

Wareegtooyinkan ayaa lagu faahfaahiyey culeyska rarka ee ay baabuurta xamuulka ahi qaadi karaan, xilliyada ay magaalada dhex marikaraan iyo waliba ciqaabaha ay la kulmi karaan mulkiilayaasha gaadiidki jabiyaa amarkan cusub.

Afhayeenka gobolka Banaadir, Cabdifitaax Cumar Xalane, ayuu uga waramay faahfaahinta wareegtooyinkani wariyaheenna u faahfaahiyay hiraandhinya wareegtooyinka ayaa qadka telefoonka Muqdisho ugu waramey Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Muqdisho oo Gaadiidka Waweyn Laga Mamnuucey