Sharciga batroolka oo la horgeeyay baarlamanka

Wasiir ku xigeenka Macadnka Soomaaliya, Maxamud Cabdulqadir

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay u gudbisay baarlmaanka Somaliya nuqulka hindiso sharciyeedka Khayraadka dalka.

Sahra Cabdi Axmed ayaa sharicigan ka waraysatey Maxamud Cabdulqadir oo ah wasiir ku xigeenka Batroolka iyo Macdan-ta dowlada Somaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga wasiir ku xigeenka batroolka